Ra’isul Wasaaraha Britain Boris Johnson oo u digay Madaxweyne Trump

Ra’isul Wasaaraha Britain Boris Johnson, ayaa Madaxweyne Trump uga digay in uu ku taageero ololaha doorashada guud ee UK ka dhici doonto 12-ka bishan Deseembar. Donald Trump ayaa taageero u muujiyay ra’iisal Wasaare Boris Johnson, waxaana uu ku tilmaamay inuu yahay qofka haatan ugu macquulsan. Hase ahaatee ayaa Ra’iisal Wasaare Johnson waxa uu sheegay inay … Continue reading Ra’isul Wasaaraha Britain Boris Johnson oo u digay Madaxweyne Trump